(Akhriso) Dowlada Somalia oo oo soo saartay qorshaha cusub iyo Habraaca Doorashada Jubbaland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland  ee 2019-ka, ka dib markii horay Wasaaradda ay u qaadacday natiijada doorashooyinkii ka dhacay Jubbaland. Hoos ka akhriso habraaca ay soo saartay Wasaarada arrimaha gudaha Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com